Sign in to follow this  
Deeq A.

Muddo Xileedka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ku Eeg (DAAWO Warbixin 4-Sanno Kadib)

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8 bisha February 2021 ku eg muddo xileedkii dastuuriga ahayd ee afarta sanno ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta oo kale 8 February 2017-kii la doortay.

4-sanno kadib Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo maka dhabeeyey balan-qaadyadii uu sameeyey, xiligii uu tallada dalka ka qabnaayay.

Maxaa ka mid ah waxyaabaha dowladda dowladda Federaalka Soomaaliya qabatay iyo waxyaabaha ay ka gaabisay mudadaas? Maxaase iska baddalay aragtida Shacabka ee 8-Feruary 2017-kii kadib?

Warbixin dhinacyo badan taabaneysa oo laga diyaariyay, Hoos ka Daawo Muuqaalka.

https://www.facebook.com/watch/?v=270497264583961

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this