Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cirro Oo Bookhday Agaasimaha Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Ku Yaalla Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa bookhday Agaasimaha Telefishanka Qaranka Somaliland ahna ruug caddaa saxaafadeed Maxamed Cali Xasan Waji oo xaalad caafimaad u yaalla dhakhtarka Royal ee magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha ayaa Xaaladdiisa caafimaad ka xog waraystay Mudane Maxamed Cali Waji Allena uga baryay caafimaad taama.


Mudane Cabdiraxmaan Cirro waxa uu sheegay in Maxamed Xasan Cali Waji yahay shakhsi ku qaali ah Somaliland oo hibadiisa iyo waayo aragnimadiisa muddo dheer ugu soo adeegayay.

  • 147234801_1014590832364690_7518474679768
  • 147234801_1014590832364690_7518474679768
  • 147263548_1014591065698000_4717049548966
  • 148361907_1014590939031346_3456622923890
  • 148544139_1014590882364685_8721668978143

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this