Sign in to follow this  
Deeq A.

Faysal Rooble “Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ciidamada ma Amri karo, waxdambena ma saxiixi karo, Xitaa Beesha Caalamka lama hadli karo”

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqoonyahan Faysal Rooble oo caawa fiidkii ka hadlay Xaalada Soomaaliya ayaa sheegey in hadii la gaaro saqda Dhexe iyadoon heshiis Siyaasadeed la gaarin uu Madaxweyne Farmaajo wakhtigii ka dhacay.

Rooble wuxuu yiri ..

  • Caawa Saqdhexe Madaxweynaha Wakhtigii wuu ka dhacayaa oo Dalku wuxuu galayaa Xaalad qalalaase Siyaasadeed ah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ma amri karo Ciidamada, Waxba ma saxiixi karo, Caawa wixii ka dambeeya Dalku wuxuu u baahanayaa Daba aqbasho”.

Faysal Rooble wuxuu kaloo sheegay in mar hadii Madaxweynaha uu Walhtigii ka dhamaadey wixii hada ka dambeeya uusan la hadli karin Beesha Caalamka iyo Deeq bixiyaasha.

Rooble wuxuu kaloo sheegay in Marhadii Xaaladaan oo kale la galo uu si Ootamaatik ah Dalka u hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanku.

Puntlandi .com Garowe

The post Faysal Rooble “Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ciidamada ma Amri karo, waxdambena ma saxiixi karo, Xitaa Beesha Caalamka lama hadli karo” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this