Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumada S/land oo dhagax dhigtay Waddada isku xidhi doonta Oodweyne-Burco+Sawirro Qurxoon

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumada S/land oo dhagax dhigtay Waddada isku xidhi doonta Oodweyne-Burco+Sawirro Qurxoon

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci ayaa maanta dhagax dhigay  dhismaha wadada isku xidha Gobolada Togdheer-Daadmadheedh .
Wadadan ayaa Halbowle u ah isu socodka Bulshooyinka Gobolada Galbeedka iyo Bariga Somaliland.
Waddada isku xidha Burco,Oodweyne ilaa Hargeysa oo dhererkoodu dhan yahay 184km, waxa shaqeyn doona 94 Gaadiid ah iyo ku dhawaad 400 oo shaqaale ah
May be an image of 13 people and people standingMay be an image of skyMay be an image of 6 people, people standing, outdoors, crowd and text that says "FB UTURE"
May be an image of 15 people, people standing, people sitting and outdoorsMay be an image of outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this