Sign in to follow this  
Deeq A.

Saamilayda Siyaasada Soomaaliya oo shir uga furmay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa caawa shir uga furmay Dhuusamareeb Shirkasoo ay uga arinsanayaan Xaalada Siyaasadeed ee Dalku galayo maalinta beri ah oo ku eg Xil Madexeedkii Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweyne- Saciid Cabdullaahi Deni, Axmed Qoorqoor, Axmed Madoobe iyo Guudlaawe ayaa ku shirsan Dhuusamareeb, waxayna ka wada hadlayaan Talaabada xigta ee la qaadayo.

Ilo Dublamaasiyadeed ayaa Puntlandi.con u sheegay in Bersha Caalamku ay ka codsadeen Madaxda Maamul Goboleedyada inaysan ka tagin Dhuusamareeb oo ay Xal keenaan, Waxayna u badan tahay in ay soo saaraan Roadmap- cusub oo la qaadayo.

Wixii kasoo kordha kulankaas kala soco Puntlandi.com

The post Saamilayda Siyaasada Soomaaliya oo shir uga furmay Dhuusamareeb appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this