Sign in to follow this  
Deeq A.

Sida ku cad Qodobka 89 aad ee Dastuurka Dalka mudo xileedka M/weynaha Federaalku waxaa uu ku eg yahay 7.2.2021

Recommended Posts

Deeq A.   

Sida ku cad Qodobka 2 – aad ee Qaraarkii ka soo baxay Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed 8.2.2019 ee lagu dhaariye Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed wuxuu tilmaamayaa sida waafaqsan Qodobka 89 aad ee Dastuurka Dawlada Federaalka ah in mudo xileedka Madaxweynuhu Dawlada Federaalka Somaaliyeed ku eg yahay 7da Febraayo 2021

  • IMG-20210206-WA0023-494x500.jpg

The post Sida ku cad Qodobka 89 aad ee Dastuurka Dalka mudo xileedka M/weynaha Federaalku waxaa uu ku eg yahay 7.2.2021 appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this