Xudeedi Posted September 4, 2010 Barnaamijka Qoyska iyo Haweenka------ Saameyn intee le’eg ayuu guurka ku yeelan karaa Shaqada iyo Waxbarashada hooyada Somali Public Radio: Barnaamijka Qoyka iyo Haweenka waa barnaamij todobaadle ah oo si toos ah uga baxo idaacada Somali Public Radio. Waa barnaamij ka mid ah barnaamijyo badan aanu uga hadalno nolosha haweenka, waxaanu sidoo kale bilaabanaya barnaamij la magac baxay Haweenka iyo Hogaanka. Barnaamijka todobaadkan ayaa waxaanu uga falanqooney “Saameyn intee le’eg ayuu guurka ku yeelan karaa Shaqada iyo Waxbarashada hooyada?”. Mawduucan oo ah runtii mawduuc aad u xiisa badan ayaa waxaa ka falan qoonaya ama aan iraahdee ka doodaya shaqsiyaadka kala ah: Sucaad Maxamed Jaamac: Ardayad Science & Technology ee magaalada Sanca ee Dalka Yemem. Sucaad ayaa hada waxay howlo shaqo ah u joogtaa magaalada Dhahar ee xarunta Haylaan. Farxiya Axmed Gaas: Waa hooyo degan magaalada Dhahar, waxna barata, una shaqeysa hay’ada Horn Relief. Faaduma Siciid Axmed: Waa gabadh wax ka baratey Jaamacada Bariga Africa ee ku taal magaalada Boosaaso haatana ku sugan magaalada Dhahar. Xamdi Cali Axmed: Ardayad wax ka barata Dugsida Sare ee magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan. Niciima Muuse Cilmi Dhahar, Haylaan Somali Public Radio www.spr.fm spr@spr.fm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 4, 2010 Click on the link below to listen to the discussion in Somali Public Radio Studio, Dhahar Branch: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=496:barnaamijka-qoyska-iyo-haweenka-saameyn-i ntee-le’eg-ayuu-guurka-ku-yeelan-karaa-shaqada-iyo-waxbarashada-hooyada&Itemid=121 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted September 4, 2010 Well... this debate is every where ileen. It wonderful how these ladies can have a debate with out making it sound like war. I have a feeling we (women folk) should take over the country and its maamul lol ! Who is with me? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 5, 2010 Weligayba gabdhaha reer Bari waan jeclaa ,,,, inaan inantii berigii ee reer Xiingalool iska guursaday ahayd ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaroweGal Posted September 9, 2010 I want to visit Dhahar, that place sounds cool ever since Guled Ahmed sang about it. Big ups to reer Dhahar. Quote Share this post Link to post Share on other sites