Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cusbitaalka Royal ku booqday Agaasimaha Tv-ga Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cusbitaalka Royal ku booqday Agaasimaha Tv-ga Qaranka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa maanta cusbitaalka Royal ee caasimada Hargeysa ku booqday Agaasimaha Telefishanka Qaranka  Maxamed Xasan Cali Weji oo maalmihii la soo dhaafay  lagu daweynayey cisbitaalkaas.

Wasiirka Warfaafintu wuxuu Agaasimaha Telefishanka Qaranka ilaahay uga baryey inuu shaafiyo , waxaanu balanqaaday in Wasaaraddu ay dabarayso kharashka ku baxaya daweyntiisa.

ww.jpg?resize=708%2C472&ssl=1 we.jpg?resize=708%2C472&ssl=1

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this