Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa kuwee 33,ka dal ee dawlada Ingriisku ay galisay khadka cas ee haday UK- ku laabtaan Hotel-da la dajin doono

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawlada UK-ayaa ku dhawaaqday in dadka imanaaya 33 dal oo caalamka ka mid ah ay marka ay dalka soo galaan la karantiimayn (quarantine) oo ay dadkaasi gali doonaan Hotel-o mudo 10 cisho ah oo ay halkaasi ku xayirnaan doonaan ka hor inta ayna magaalooyinka galin taasi oo qof kastaaba uu iska bixin doono kharashka Hotel-ka

Hadaba waa kuwan 33’kaasi dal ee xayiraada lasaaray ama lagaliyay khadka cas, dalalkaasi oo aad looga cabsi qabo in uu aad uga jiro xanuunka Coronavirus

Angola
Argentina
Bolivia
Botswana
Brazil
Burundi
Cape Verde
Chile
Colombia
Democratic Republic of the Congo
Ecuador
Eswatini
French Guiana
Guyana
Lesotho
Malawi
Mauritius
Mozambique
Namibia
Panama
Paraguay
Peru
Portugal (including Madeira and the Azores)
Rwanda
Seychelles
South Africa
Suriname
Tanzania
United Arab Emirates (UAE)
Uruguay
Venezuela
Zambia
Zimbabwe

 

Qarannews

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this