Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Cumar Filish oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Wefdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho kadib markii ay ka soo qeyb galeen shirkii Wadatashiga ee u dhexeeyey Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda dhexe iyo Gobolka Banaadir.
Guddoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mdane Cali Cabdi Wardheere iyo saraakiil kale ayaa Garoonka Aadan Cadde Maayerka ku soo dhoweeyey.
Halkan hoose ka daawo sawirrada:-
147419394_2805871679651573_6107444220326252597_n 148117143_2805871516318256_4775068040267376409_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this