Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS : – SHIRKII DHUUSOMAREEB OO CAAWA FASHIL KU SOO DHAMAADAY.

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed iyo Madaxada Dawalada Xubnaha ka ah Federaalka uga socday magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa caawa fashil ku soo dhamaaday.

Sida ayaa tibaaxayaan wararka ka soo baxay shirka ayaa tilmaamay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu diiday in wax tanaasulaad ah ka sameeyey dadaaladii lagu doonaayey in xal looga gaaro qodobkii muranka badan ka jiray ee Gobolka Gedo ee uu ka gooyey Dawlad Goboleedka Jubbaland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in uu berri subax u ambabixi doono magaalada Muqdishu si Barlamaanka uga dalbado mudo kordhin.

  • Screenshot_20210206-010938_Samsung-Inter

The post BREAKING NEWS : – SHIRKII DHUUSOMAREEB OO CAAWA FASHIL KU SOO DHAMAADAY. appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this