Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News : – Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo sheegay in aanu jirin berri kulan wadajir ah oo labda Aqal

Recommended Posts

Deeq A.   

Wargelin


Dhammaan Senatarada Golaha Aqalka Sare ee BFS waxaa lagu wargelinayaa in uusan jirin kulan wadajir ah oo Madaxweynuhu kasoo codsadey Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare si waafaqsan Qod.57aad (c) ee Dastuurka KMG ah iyo Qod.59 aad (4) ee Xeerhoosaadka Golaha. Sidaas darteed, ma jiro kulan wadajir ah oo ay xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u ballansan yihiin birito oo taariikhdu tahay 06 Febraayo 2021.

Mahadsanidiin.

  • Screenshot_20210205-175544_Facebook-333x

The post Breaking News : – Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo sheegay in aanu jirin berri kulan wadajir ah oo labda Aqal appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this