Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Caalamka oo la wareegtay Wadahadaladii Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Kadib markii natiijo kasoo bixibwaysay kulankii maanta waxaa soo kala dhexgalay Madaxda asoomaalida Xubno ka tirsan Beesha acaalamka oo khadka teleefoonka kulakala hadlaya Madaxda Soomaaliya oo Madaxweyne Farmaajo u horeeyo.

Waxaa muuqata in in Beesha Caalamku ay hada ukala dab qaadayaan Madaxda Soomaalida ayna iyagu la wareegeen Ajandayaasha la isku hayo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu cadaadiyey inuusan meelna uga bixin Dhuusamareeb, Waxaa u qorshaysnaa inuu maanta soo duulo oo uu Muqdisho soo gaaro.

Puntlandi.com Dhuusamareeb

The post Beesha Caalamka oo la wareegtay Wadahadaladii Dhuusamareeb appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this