Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Midowga Murashixiinta oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa mar kale maanta baaq ka soo saaray Shirka madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka uga socda magaalada Dhuusamareeb

Goloha ayaa shirka u rajeynayay guul iyo in ay ka soo baxdo natiijo gancisa inta shirka ka galeysa iyo kuwa ka maqan iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Goluhu wuxuu ka digay in uusan aqbali doonin in dalka ay xukumaan shakhsiyaad iyo hay’ado muddo xileedkooda dastuuriga dhammaaday.

Murashixinta.jpg?resize=720%2C891&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Golaha Midowga Murashixiinta oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this