Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Shir Jaraa’id Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi : – M/weyne Farmaajo ma aqoonsana nidaamka Federaalka, Aqalka Sare iyo matalaada shacbiga Waqooyi

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Federaalka Somaaliyeed Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeyey Madaxweyne Farmaajo in afartii sano ee uu xilka hayey uu dagaal ku hayey nidaamka Federaalka Somaliyeed, isla markaana aanu aqoonsaneyn lana shaqeyn Aqalka Sare ee Dalka.

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho isaga oo ay weheliyaan Xildhibaanada, Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanda ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ka horjoogsaday in uu ka qeyb galo shirka wadatashiga ee ka furmay magaalada Dhuusomareeb isagoo ah masuulka ugu sareeya ee shacbiga Reer Waqooyi ku metela Dawlada Federaalka Somaaliyeed.

Halkan ka dhageyso shirka Jaraa’id ee Mudane Cabdi Xaashi :

The post Daawo Shir Jaraa’id Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi : – M/weyne Farmaajo ma aqoonsana nidaamka Federaalka, Aqalka Sare iyo matalaada shacbiga Waqooyi appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this