Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Sawirada Xildhibaanada Cusub iyo Dumarka oo kursigiisa labaad helay Baarlamasnka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dumarka Puntland hal kursi ayay ku lahaayeen Baarlamaankaan hada jirsadey labada sano ee Puntland , maantase waxaa kusoo biiray Gabadhii Xildhibaanad Maryan Cusmaan Axmed.

Sawiradaan hoose waa qayb kamida Wajiyada cusub ee maanta loo dhaariyey Baarlamaanka Puntland

Xildhibasnadaan Cusub waxay badaleen Xildhibaanadii laga xayuubiyey Xasaanada dabayaaqadii Sanadkii tagay 2020.

A802ED12-FF3B-418E-A1B7-20918B64EA4F-800 981AB3AF-D3FE-43F8-A6B0-F579A8D77CBD-800 F4B667FD-2EE3-4DB3-B382-1C1661735989-787 F64FE9A3-F054-47B8-814A-836000430A54-786 2AA0CA30-42A7-4099-BB0A-E560C3DCACD4-800 D37C8E88-228D-475F-AAA1-04930F4FD2BC-800 05C57418-F035-4675-95D7-59688BA34148-800 9A12D9BA-61C2-4537-B845-FEC00FC05BA1-304 39C456B1-5985-4AC4-B044-A4E68A2C2B73-800 6C189408-5696-4DDC-A07C-3A1D9497C61C-800 D721B0C1-9D50-4601-BFB2-4B855197D035-800

The post Daawo Sawirada Xildhibaanada Cusub iyo Dumarka oo kursigiisa labaad helay Baarlamasnka Puntland appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this