Saalax Posted February 2, 2021 UN envoy James Swan arrives in Hargeisa - WWW.JOWHAR.COM UN envoy to Somalia James Swan arrives in Hargeisa, capital of Somaliland. During his visit to Hargeisa, James Swan will meet with Somaliland regional administration officials. Nonetheless, James... Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 3, 2021 Aqalka sare awood malaha, waxaana awoodii ka qaatay maamul goboleedka oo ka dhigay waxaan jirin talo u goyn karin oo aan macno lahayn. Abdi xaashi wuxuu ka dhiganayaa inuu yahay aqalka sare tuul uu kula dagaalamo dawladda federaalka. D@ir waa afarta qabiil ee qaybsaday awoodda dalka waxayna leeyihiin dhawr iyo lixdan sida kuwa kale. maamulkii waqooyigu waa falaago gooni u go'day, maxay tahay sababta ay agoonta isaga dhigayaan marka? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 3, 2021 Baydhabo ka soo bilaabay safarkiisa maamul goboleedyada. Dhuusamareeb ku xigtay, then Garoowe, Jowhar, Kismaayo iyo hadda oo Hargeysa ah. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 3, 2021 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Baydhabo ka soo bilaabay safarkiisa maamul goboleedka. Dhuusamareeb ku xigtay, then Garoowe, Jowhar, Kismaayo iyo hadda oo Hargeysa ag. waxa igu qosol badan qolyaha daha safirka uu fadhiya Somaliland iyo Somalia. waba daad khiyaali ku nool. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 3, 2021 Sawirka Muuse Muqayil with ergeyga ka ilooway: 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites