Deeq A. Posted February 2, 2021 Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdigiisa ayaa goor dhaweyd soo gaaray Dhuusamareeb waxaana Garoonka kusoo dhaweeyey Dhigiisa Galmudug Axmed Kaariye. Amaanka Magaalada iyo inta u dhaxaysa Garoonka Diyaaradaha ayaa aad loo adkeeyey kadib weerarkii Xalay lagusoo qaadey Dhuusamareeb . Maanta duhurnimadacayuu furmayaa Shirka Wada xaajiodka Arimaha Doorashada . Puntlandi.com Dhuusamareeb Your browser does not support the video tag. The post Madaxweyne Axmed Madoobe oo Dhuusamareeb soo gaaray appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites