Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Dhuusamareeb soo gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdigiisa ayaa goor dhaweyd soo gaaray Dhuusamareeb waxaana Garoonka kusoo dhaweeyey Dhigiisa Galmudug Axmed Kaariye.

Amaanka Magaalada iyo inta u dhaxaysa Garoonka Diyaaradaha ayaa aad loo adkeeyey kadib weerarkii Xalay lagusoo qaadey Dhuusamareeb .

Maanta duhurnimadacayuu furmayaa Shirka Wada xaajiodka Arimaha Doorashada .

Puntlandi.com Dhuusamareeb

2D5BCA7B-0384-4633-9CA1-7BE5146A6273-756 6A6C3268-845D-460E-8011-6FF0C9F13AE2-800 6038D4E9-D1F5-4360-B9C9-DEA4604CFB16-800

The post Madaxweyne Axmed Madoobe oo Dhuusamareeb soo gaaray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this