Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir caawa Dhuusamareeb uga Socda Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxweyne Qoorqoor

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Dhuusamareeb waxaa caawa ka socda kulan Sadex geesooda oo u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo labada Nin ee ay isugu dhowyihiin Siyaasada Soomaaliya QoorQoor iyo Laftagareen.

Kulankaan oo goordhaweyd bilowday waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadka yahay, lamana oga waxa ay uga wada hadlayaan kulanka xili aysan wali Magaalada soo gaarin Madaxweyne Saciid Deni iyo Axmed Madoobe.

Waxaan ka soo xansano kulankaan kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com Gaalkacyo

The post Shir caawa Dhuusamareeb uga Socda Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxweyne Qoorqoor appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this