Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Rooble oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray magaaladda Samareeb ee Caasimada Dowlad goboleedka Galmudug halkaas oo ka furmaayo shirka wadatashiga dowlad goboleedyadda, gobolka Banaadir iyo dowladda dhaxe.

Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa garoonka caasimada ku soo dhowaayey wefdiga Ra’iisul wasaaraha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa maalin ka hor shir wadatashi ah iskugu yeeray dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

145934949_3942280215832741_8604972184029 145934949_3942280215832741_8604972184029 144821568_3942280295832733_2413561254073 144844483_3942280415832721_5137852227198 144782814_3942280452499384_5446186531819 145780074_3942280495832713_5343641252800 144647834_3942280602499369_8024237267428 145780074_3942280495832713_5343641252800 145400953_3942280445832718_4781917949958 144647834_3942280602499369_8024237267428 145400953_3942280445832718_4781917949958 144844483_3942280415832721_5137852227198

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this