Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo goordhow ka degaya Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Inkastoo Ilaalada Gaarka ah ee Madaxweyne Axmed Madoobe ay maanta gaareen Dhuusamareeb hadana waxaa goordhow lasugayaa Madaxweynaha iyo Wafdigiisa.

Madaxweyne Deni iyo Farmaajo waxaa laga yabaa inay iyagana waa la sugayaa wali.

Beri oo Talaado ah ayuu Shirku si rasmi ah u furmayaa sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil Galmudug ah.

Puntlandi.com Dhuusamareeb

The post Madaxweyne Axmed Madoobe oo goordhow ka degaya Dhuusamareeb appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this