Deeq A. Posted February 1, 2021 Madaxweynaha Xilku kasii dhamaanayo ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaweyd si diiran loogusoo dhaweeyey Dhuusamareeb. Madaxweynaha iyo Madaxweynayaasha kale ee Soomaaliya ayaa shir uga furmayaa Dhuusamareeb. The post Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites