Deeq A. Posted February 1, 2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa Dhuusamareeb soo gaaray maanta waxaana Kusoo dhaweeyey halkaas Dhigiisa Galmudug. Waxaa la filayaa in saacadaha soo docdabuu isna yimaado Madaxweynaha Hirshabeele. The post Laftagareen oo soo gaaray Dhuusamareeb appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites