Deeq A. Posted February 1, 2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Samareeb ee xarunta GalmuDug. Wafdiga Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa Garoonka magaalada ku soo dhoweeyay Maadxweyne Qoor Qoor iyo xubno ka tirsan labada gole ee maamulkiisa. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa ka qeyb galaya shirka uu madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada ee ka furmaya magaalada Samareeb, kaas oo looga hadlayo arrimaha Doorashooyinka Qaranka. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites