Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida Oo Guddi U Saaray Arrinta Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha guurtida Somaliland ayaa guddi ka kooban 31 xubnood saaray arrintii iswaafajinta muddo kordhintii guurtida iyo soo jeedintii komishanka doorashooyinka ee ay ku raaceen Madaxweynaha iyo xisbiyadda qaranku.

Warkan oo faah-faahsan goor dhaw kala soco Somalilandtoday

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this