Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Si Sharci-darro Ah Ku Soo Galay Xeebaha Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay Markab si sharci darro ah ku soo galay Xeebaha Somaliland.

Markabkan oo ahaa mid kalluumaysi, ayaa waxa lagu soo qabtay hawl gal ay Xeebta Galbeed ka fuliyeen Ciidanka Saldhiga Labaad ee Saylac, kuwaas oo imika gacanta ku haya Markabkan iyo Shaqaalihii saarnaa.

Markabkan, ayaa ciidanka Ilaalada Xeebuhu ka war heleen, markii uu ku soo xadgudbay Biyaha Somaliland, iyaga oo adeegsanaya Qalabka Raadarka oo inta badan Ciidanku kula socdo Maraakiibta iyo Doonyaha dalalka Shisheeye.

FB_IMG_1612170918107.jpg FB_IMG_1612170915148.jpg FB_IMG_1612170913007.jpg FB_IMG_1612170910160.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this