Sign in to follow this  
Deeq A.

Allaah ha u naxariistee General Galaal oo ka mid noqday dadkii ku geeriyooday wererkii Argagixisadu ku qaaday Hotel Afric caawa

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha u naxariistee waxaa caawa weerarkii Hotel Africa ku Geeriyooday Generaal Maxamed Nuur Galaal Oo Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Soomaaliya Xiligii Dowladdii Dhexe ee kacaanka.

Generaal Maxamed Nuur Galaal waxa uu ahaa Abaanduulihii Dagaalkii 1977 ee Dawladii Somaliya ay la gashay Dalka Ethiopia.

Jeneraal Maxamed Nuur Galaal ayaa sidoo kale ahaa Hogaamiyihii kacadoonkii Shacbiga ee xukunka looga tuuray 26.01.1991 kaligii taliyihii hore ee General Maxamed Siyaad Barre.

The post Allaah ha u naxariistee General Galaal oo ka mid noqday dadkii ku geeriyooday wererkii Argagixisadu ku qaaday Hotel Afric caawa appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this