Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabuuti oo Qoraal ka soo saartay Warbixintii Gudiga IGAD, aana soo hadal qaadin eedeyntii Xukuumada Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal ay Dowlada Jabuuti kasoo saartay Warbixintii Gudiga IGAD ee Xaqiiqo raadinta Khilaafka labada Dal ayay Jabuuti sheegtay iney dhexdhexaad iyo Xaqiiqda ku fadhido.

Marka la eego sida baaritaanku u dhacay waxaa Gudigu u fuliyeen si dhexdhexaada oo qibradeysan.

Dowlada Jabuuti marnaba Qoraalka kumasoo hadal qaadin Eedeyntii ay Villa Soomaaliya ku eedeysay Jabuuti inay la safatay Kenya.

Sida lawada ogsoonyahay Xukuumada Madaxweyne Farmaajo waxay Heshiis iyo Iskaashi la gashay Dowlada Eritrea xili Elitrea iyo Jabuuti uu ka dhexeeyey Dagaal, oo waliba Eritrea ay haysatay Dhul Jabuuti leedahay, Xukuumada Federaalka Soomaaliya waxay Eritrea ku taageertay in Cunaqabataynta Hubka iyo Dhaqaalaha laga qaado Eritrea Arintaasoo dhabar jab ku ahayd Dowlada Jabuuti, Sidaas awgeed marna Jabuuti ma aysan eedeyn Soomaaliy xiligaas.

Waakan Qoraalka Jabuuti

6F821433-CB4D-461B-85F0-6A5DABE583CA-383

The post Jabuuti oo Qoraal ka soo saartay Warbixintii Gudiga IGAD, aana soo hadal qaadin eedeyntii Xukuumada Farmaajo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this