Sign in to follow this  
Deeq A.

DIGNIIN : Wiilkani waa Reer Puntland ka shaqeeya Villa Somaliya waxa uu iska dhigayaa Nin Hawiye iyo Gobolka Banaadir difaacaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Qorshaha Madaxweyne Farmaajo uu ku rabo in uu caadifad iyo naceyb qabiil isaga horkeeno Beelaha Somaaliyeed ee Mogadishu Clan iyo Daarood waxa uu u adegsanayaa kooxaha uu ku adeegto ee Cayayaanka Baraha Bulshada ( CBB ) iyo qaar ka mid ah Warbaahinta Dawlada iyo kuwa Madaxbanaan ee laaluushka ku shaqeeya.

Wiilkani waa Cabdirashiid Muse waxa uu ka soo jeedaa Puntland, wuxuuna ka mid yahay kooxda CCB isagoo mudooyinkii ugu danbeeyey ka shaqeynaayey xarunta Villa Somalia.

Waxaa uu ka mid yahay shakhsiyaadka aad ku arki doontaan Social media ah ee u xilsaaran hurinta colaada iyo iska horkeenka qabaa’ilka Daarood iyo Mogadishu Clan.

Sida aad ka arki karto qoraalka Wiilkan Reer Puntland ee Villa Somalia ka shaqeeyaa waxa uu filmka ku matalayaa inuu difaacayo xuquuqada matalaada siyaasadeed ee Gobolka Banaadir iyo guud ahaan Beesha Mogadishu Clan, isagoo ku eedeynaaya Maamulada Puntland iyo Jubbaland in ay neceyb u hayaan Caasimada Muqdishu iyo Beesha degta ee Mogadishu Clan !!!!!!!

Halaga digtoonaado rafashada Farmaajo iyo Guulwadayashiisa Cayayaanka Baraha Bulshada ( CCB)

Halkan ka fiirso qoraalda iska-horkeenka Beelaha Somaaliyeed

  • Screenshot_20210128-172306_Facebook-522x

The post DIGNIIN : Wiilkani waa Reer Puntland ka shaqeeya Villa Somaliya waxa uu iska dhigayaa Nin Mogadishu Clan iyo Gobolka Banaadir difaacaya appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this