Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharraxiinta oo taageeray go’aanadii Jubbaland & Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal maanta ka soo baxay xubnaha midowga musharraxiinta ayaa waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan go’aanadii kasoo baxay Jubbaland & Puntland.

Golaha musharraxiinta ayaa soo dhoweeyey magacaabista guddiyada doorashada ee labadaasi maamul iyo shirka ay ku baaqeen in markale la’isugu yimaado Muqdisho.

Halkan hoose ka aqriso:-

143123613_3516774085101754_3722345757775357654_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this