Kool_Kat Posted August 27, 2009 I have a picture of when I was dhar jaale with some of my former classmates, I am very tempted inaan kusoo dhajiyo meeshaan...Kaaga daranee afka geeskiisa daqsi aa iga saaran... :mad: Che, naga qalee hee, smiles iyo calool xanuun aa igu diloysaa maanta... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 27, 2009 loool Koolkat kusoo dhaji nooh meesha kale aan baashaalnee calashaan jarjarnooh... kaalay ciyaalka dharjaalaha meesha fadhiyaan, gabdho jalaabib xiran aa ku jiraan..lol abidkee xamar waagaan joogay ma arkin jalaabiib lool kenya iyo Canada ayaa iigu horeysay kawaran.. in my class gabdhaha fasaleeti xitaa looma ogaleen lol intana jalbaab aa lawataan Wareer Badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted August 27, 2009 ^Halkii xabo anoo xoogaa yar ahaa aanku soo dhajiyay aaba i cayuumi gaarteen, kan hadaan soo gali korka nabraa iga soo baxaayo aan umaleynaa... Faan.com Alaabtaan xijaabka galaaka lala dhexfadhiyo Xamar ma'aha, hadey tahayna waa after dagaalkii... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 27, 2009 ^^^waag yareed & hada amaaba hada shidan tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted August 27, 2009 Koolkat, ma dharjaalaad gaartey markii la soo qaxay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted August 27, 2009 ^Qaxii ka hor aanka hadlooyaa... Fufu, oo waa ii camireyseen lee miyaa? :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 27, 2009 ^^xaaad kalo aqaane aan camiraad aheen ..laaakin yaraantaadi maku kaseen maogido marka aniga hada aaba laxam shalam ila tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted August 27, 2009 ^Yaraanteydii ilaahaa ikaa barin...I think still kuwa dheybarka loo xiri jiray aa ku jirtaa waagaan ka hadlooyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 27, 2009 ^^^LoooL ina'adeer hadaba ma adiga weyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted August 27, 2009 Meeshaan mala is yareynooyaa mise waa la is weenesiinooya? lol waraa ani fonfoor aan ahaa waagaas nooh usheeg dadkaan KK... Iskool Banaadir Sare aan bajaq kaste fasaleeti ama Jalaato raqay ka dafi jiray..waxaas ciyaal hodan aa kasaayaan... FuFu KoolKat jiiljiil waaye adna boojaalee aa tahay wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted August 27, 2009 OMG, Somaaliya wey dhisneyd dheh! I seen some EXIT signs in the building on the pictures. It reads "Ka Bax" LOL. Darn it, I feel pitiful wallahi, dont even have a faint memory, ughh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted August 27, 2009 Heheh@laxam shalam Muxuu af somaali dhameeyey... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Salahudin Posted August 27, 2009 The photos brought back wonderful memory. i agree with kk girls were not allowed to wear hijab to school prior to the civil war. i remember once one of my classmates was punished and kicked out from class for wearing qamar. chocolate and honey, am assuming u were brought up in qurbaha. dont worry every other Friday evening, we get togather in Dinkytown to refresh our xamar cadey memories, u r more than welcome to join us. By the way, i am new to smonline. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 1, 2009 Sawiro from Baraawe, Marka, Muqdisho Kismaayo and other Jubbooyinka villages and towns in early '80s. Those images hadn't been seen on any other Soomaali website. Marka. Masaajidka Awcismaan, one of the early settlers of the town. [Reer Marka have a saying: Marka caddeey, minankii Awcismaan ninkii mooda munaafuq waaye. ] Kismaayo. Xamar. Probably either xaafadda Ansalooti ama Xamarweyne. Muqdisho airport hangar. Somewhere in Jubbooyinka ama Shabeellaha Hoose. Somewhere in Jubbooyinka. Baraawe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 1, 2009 Beautiful. Thanks for sharing MMA. I like the Kismaayo one. Quote Share this post Link to post Share on other sites