Catalyst Posted April 8, 2007 Very nice pictures indeed! Here are some: The village of Oog (in Cayn in the Nugaal region then), this was taken back in the 1800s-1900s. Oog in 2006: Degmada Caynabo, Cayn: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 9, 2007 ^where is this? Moqdishu or Saylac? catalyst nice images thanks! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 9, 2007 ^brother which site did you get it from? and which year was it taken? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 9, 2007 Catylyst mahadsanid saaxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Catalyst Posted April 10, 2007 Waa mudantihiin Dhulqarnayn and Badda Cas. There were lots of images on the first page of this topic, where did they all go? Edit: Seems my machine is on something here, I could swear alot of posts were missing. Anyways, thanks everyone and please contribute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted February 16, 2008 Times flies wallahi, if you were like Me and Che in grade 5 in the year 1990, now you are in your late 20s, imagine xarfaantii dugsiga sare ka baxday oo daljirka dahsoon iyagoo shineemo misiyoone ama banadir u socdo soo agmari jire taalladaas? Xiinfaniin comes to mind LOL, they are like what? in their forties? My mind is slow, I can't calculate their age. Me and Che, you boys are younger than I could have imagined. Odayaal aan idiin maleen jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted February 16, 2008 Breathtaking, fascinating and speechless. I have never been to a single one of these places. Corruption, corruption, and clan have destroyed completely our nation. Our country remains the most dangerous place in the world. The capital city is the worse place in term of peace, security, and stability. I think the time is right to stop fighting and killing each other. What we need is unity for the sake of our country and our people. The land is big enough to provide for all of us, so let's reason together and have some dignity. Every nation has its own flag Ours is as blue as the sky On a cloudless day Let us fall in love with its beauty O white Star Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted February 16, 2008 ohhhh ismahan...Caloosha i xanuuntay--mar hore ayaa sabarnay............ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted February 16, 2008 I've always dreamed of visiting Xamar, my older siblings always made me feel like I've missed out on something great. This topic reminds me of the poem... Xayaabkii cir da'ayeey Daruur shalka xayddaay Xulad geenyo ugubeey Darmaan xoosh u dhalataay Xil-dhibaanka nabaddaay Xajkii Geeska Bariyeey Cadceeddoo xab-bururtaay Marna xabag barsheeddii Nafta xiisa gelisaay Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa? Xiddigtii bahdeediyo Xubnaheeda kala maqan U ahayd xusuustee Sumaddooda xaynkiyo Shanta gees u xidhataay. Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa? Laamaha xorriyaddiyo Xayn-daabka calankee Xejinaaya dhalashada Xididkay ka beermaan Xinjir laga waraabshaay. Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa? Carra-edeg xanteediyo Xaska weli dhex-yaalliyo Xaskulaha in laga guro Danahooda xigashiyo Xagal-daac in laga jiro Tii loo xil-saaraay. Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa? Isticmaarku xeel iyo Xanaf iyo wax-yeelliyo Xanan iyo dhibaatiyo Xadhko miidhan weeyoo Sida geed xajiinluu Xagxagtaa kor kaagee Xadantada gumeystaha Xaram lagaga maydhaay Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa? Danta inay xaraashaan Dembi inay xambaartaan Ama sharafka xooraan Isticmaar la xididaan Ama xeer la yeeshaan Nimankii ka xila-furay, Naftu waxay u xilataa Dhegta xeerinteedee, Nolol aan xarrago wadan Nimankii xanuunkiyo Xabsiyada ka door-biday Gobannimo xaq weeyee Inta geesi loo xidhay Ama xawda laga jaray Geerida xalaasha ah Nimankii xantoobsaday Halka lagu xormeeyaay Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa? Shinnida Xumbaaliyo Sida xaydha-weyntii Nimankay Xawaashiyo Xaab-qaaddu keentee Xagga sare ka soo degey Dhulka xaabadii tiil Nimankii xambaartee Dhirta xaalufka u rogey Dunidaan is-ximinnoo Xasillooni loo yaal Dadku kala xishoodaan Nimankii xaduurkiyo Xadaafiirta geliyee Inta ay xifaaliyo Xumo iyo colaad iyo Xiisadaa ku kiciyeen Xolad daba ku olosheen Xadhkaheeda kala furay Xidid iyo tol wada yaal Nimankii hub xoogliyo Xakamaha ku kala raray Kala xaday walaalaha Marwadii xanjeerrayd Nimankii xabbaadhee Xawawaray dhasheedii Kuwa midabka ximiyee Xaqlahana addoonsada Xistigiyo gumeystaha Birta looga xiiriyo Halka lagu xabaalay Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Xamareey ma nabad baa? Sida xuur wedkeedii Xan ahaa ku maqashaan Amba xiisahaagii Xamarey la dhuubtoo Xalay waxan baraarugey Iyadoo xiddayseey Inta xaysku kuu da'ay Dhulku wada xareed iyo Xamash iyo ugbaad iyo Xilli yahay barwaaqoo Dayaxaagu xaynkiyo Xuubkii dillaacshoo Inta uu xanjaadkiyo Xagal qudha la soo baxay Dusha sare xinnaystoo Dhallinyaro xariiriyo Halbo Xuural-caynii Isasoo xusheenoo Xeebtaada yaabka leh Inta ay xaraaraha Laba laba u xaadheen Xusullada dhigteenoo Xeerkii kal-gacalkiyo Lagu jiro xisaaboo Xantu hoos u socotoon Aniguna Xayaad iyo Xiddigtii jacaylkee Shanta xaraf mid lagu daray Xog-waraysanaayoon Kolba xaada cududdiyo Xaradhkiyo garaaraha Il-badhkeed ku xadayee Xudduntii dhulkaygaay Xaruntii dadkaygaay Maxaad aniga oo xidhan [maqan] Lahashada xanuunka leh Ii xusuusinaysaa? Allow sahal amuuraha! Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted February 16, 2008 memories from home? hmmmm...riding in the back of a xaajiyo khamzeen - loose - was always great fun. Jig jig jig, the feeling of the wind blowing through my hair and the sun on my face, was priceless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted February 16, 2008 ^^waayeeel aa tahay.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted February 16, 2008 Originally posted by Yaabka-Yaabkiis: ohhhh ismahan...Caloosha i xanuuntay--mar hore ayaa sabarnay............ Noo don,t sweetie Never give up hope! our country has been through very challenging times but I believe little by little we can and we must rebuild our confident and country. I believe that with the help of Allah, we will get together and rebuild our nation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted February 16, 2008 I have been in puntland and Somaliland lately; the houses in mogadisho have a lot of Italian architectural influence while those in Somaliland and puntland regions have Middle Eastern and Indian influence. Here are a variety of pictures taken in puntland region: Pictures Quote Share this post Link to post Share on other sites