Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: DF oo dhaawacyadii Beledxaawo soo gaarsiisay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay Muqdisho keentay ku dhowaad 20 qof oo ay waxyeelo kala duwan ka soo gaartay dagaalkii ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Wararka ayaa sheegaya in dhaawacyada la keenay oo isugu jiro askar iyo shacab ay soo gaareen dhaawacyo halis ah.

Dhaawacyada oo la dhigay isbitaaka Madiina ayaa waxaa haatan ku howlan dhaqaatiirta caafimaadka ee isbitaalkaasi.

Beledxaawo ayaa waxaa ku dagaalamay ciidamada dowladda iyo askar uu wato wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan).

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

143278413_326101275376914_3658107369206391531_n Dhaawacyo 141783136_708132843207594_2478736406059020150_n 143032718_158091216078735_1995615994866564388_n 143179001_457729351924069_7060788809319696703_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this