Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Ciidamada Dowlada Federaalka oo dib u qabsadey Baledxaawo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wariye ku sugan Baledxaawo wuxuu hada noo xaqiijiyey in Ciidamada Dowlada Federaalku ay gabi ahaanba la wareegeen Magaalada Baledxaawo oo kolkii hore ay qabsadeen Ciidamada Jubbaland.

Dagaalkii ilaa saaka socdey oo goos goos ahaa, Ciidamada Jubbaland Way isaga baxeen magaalada, sida uu Wariyuhu xaqiijiyey.

Puntlandi.con Mandheera

The post Breaking News— Ciidamada Dowlada Federaalka oo dib u qabsadey Baledxaawo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this