Sign in to follow this  
Deeq A.

Mudaharaad lagu diidan yahay Madaxweyne Farmaajo io bilowdey

Recommended Posts

Deeq A.   

Saaka waxaa Nuqdisho ka bilowdey Nudaharaad maalmahaanba la qaban qaabinayay kasoo loogasoo horjeedo Siyaasada Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Xaafada Wadajir waxaa isusoo baxay Dad Shacab ah oo ku dhawaaqaya ereyo lagu dhaliilayo Madaxweynaha, Waxay iyana siteen Tabeelayaal ay ku qoran yihiin erayadaas.

Xaafada kale oo Muqdisho ah ayaa iyana lagsoo sheegayaa in qaban qaabo isusoo bax ay ka socoto.

Dowlada Federaalku kama hadal Cabashada shacabkaan Mudaharaadaya.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Mudaharaad lagu diidan yahay Madaxweyne Farmaajo io bilowdey appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this