Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug: Wiilkii dila Cali Dheere waxaa siinaynaa $500,000

Recommended Posts

Deeq A.   
20210119_235230.jpg?resize=720%2C692&ssl

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa abaalmarin lacageed oo dhan $500,000 (Shan boqol oo kun oo doolar) duldhigay Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere.

Guddoomiye Cabdiladiif ayaa ballanaqaadkan lacageed uga jawaabayay hadal dhawaan kasoo yeeray Afhayeenka Al-shabaab oo ahaa in la dilo Cabdiladiif.

Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa sheegay in hadal uu dhawaan jeediyay ay safiraad xun ka bixiyeen rag kamid ah culimada Soomaaliyeed, kadibna uu ku raacay Cali Dheere.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa hadalkan ka jeediyay kulan tacsi ahaa oo Gaalkacyo loogu sameeyay saraakiishii dhawaan qaraxa lagu dilay.

Hoos ka daawo hadalka Guddoomiyaha Mudug

PUNTLAND POST



The post Guddoomiyaha Gobolka Mudug: Wiilkii dila Cali Dheere waxaa siinaynaa $500,000 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this