Sign in to follow this  
Deeq A.

Xulka kubadda cagta K/Galbeed oo soo dhoweyn loo sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Baydhabo waxaa xalay lagu qabtay casho sharaf loo sameeyay xulka kubadda cagta ee Koonfur Galbeed ee dhowaan ka qeybgalay tartankii Muqdisho lagu qabtay ee u dhexeeya ciyaartoyda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, C/casiis Lafgareen, ayaa ka qeybgalay cashada lagu maamusay xulka kubadda cagta.

Cashada sido kale waxaa ka qeyb-galay guddoomiyaha barlamaanka ku xigeenadiisa wasiiro xildhibaano agaasimiyaal iyo marti sharaf lagu casuumay xafladda.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this