Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii gobolka Gedo oo xil ka qaadis lagu sameeyey + sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxaa xilka looga qaaday guddoomiyihi gobolka Gedo, Cismaan Nuur Xaaji oo loo yaqaano (Macallimuu).

Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in xilkaasi loo magacaabay, Mudane Axmed Buulle Gareed.

Macallimuu ayaa lagu eedeeyey xil gudasho la’aan ku aadan waajibaadka loo igmaday, iyada oo guddoomiyaha cusub la faray inuu deg deg xilkiisa ula wareego.

Halkan hoose ka aqriso:-

wareegto

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this