Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Oog Gets New Library

Recommended Posts

Hargaysa,(Qarannews)-Xarunta laybareeriga magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa maalinimadii shalayto Deeq waxbarasho oo buugaag ah gudoonsiisay Duqa degmada Oog, buugtaasi oo ladhigi doono laybareeri ay yeelan doonto magaalada Magaalada Oog.

 

Duqa degmada Oog oo Xaaji Abdi Ibraahimshire oo aanu waxka waydiinay siyaabaha uu ushaqayn doono laybareeriga magaalada Oog ayaa wuxuu iisheegay in laga furidoono xarunta Dugsiga sare ee Magaalada Oog isla markaana aykafaa iidaysan doonaan ardayda waxka barata dugsiga sare iyo bulsho waynta kudhaqan deegaanka Oog.

 

dhanka kale qaar kamida ardayda waxka barata dugsiyada Magaalda Oog iyo waxgarad kasoojeeda deegaanka Oog oo duqa degmada lasocday markii ay masuuliyiinta laybareeriga Laascaanood gudoonsiinayeen deeqdan waxbarasho ayaa waxay iisheegeen inay aad ugufaraxsan yihiin ayna filayaan inay waxwayn kabadali doonto tayada aqooneed iyo tan waxbarasho ee deegaanka Degmada Oog.

Share this post


Link to post
Share on other sites

For those who don't know Oog, it is a village between Burco and Lasanod .... It is good that the educational sector is improving and this new library will help the students develop their skills and knowledge.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this