Sign in to follow this  
Deeq A.

RW Rooble oo kulan la qaatay madaxda warbaahinta + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Madaxda Warbaahinta ee soomaaliya.

 Kulanka ayaa looga hadlay arimaha doorashooyinka iyo doorka ay warbaahinta kaga qeyb qaadan karto wacyigelinta bulshada.

 Rooble ayaa adkeeyey muhiimadda ay leeyihiin xilligan dalku ku jiro Doorashooyinka, isagoo ku boorriyey in ay xoojiyaan doorkooda wacyigelinta bulshada.

“Saxafiyiinta Soomaaliyeed waxa ay kaalin mug leh ka soo qaateen dhismaha dowladnimada,nabadeynta,wargelinta iyo wacyigelinta bulshada,howshaas oo ay dhimasho & dhibaatooyin kale u muteen. Xilligan oo dalku doorasho galayo waxaan ku dhiirrigalinayaa in ay doorkooda ka qaataan jiheynta iyo xogsiinteeda bulshada”.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

138033123_2893822154182233_4023064396897939570_o 138045717_2893821914182257_5747068341120955899_o 137548860_2893822360848879_2738902501770780026_o 137558597_2893821880848927_5963044791190960099_o 137599692_2893822267515555_7586938810161936509_o 137632902_2893822024182246_4924892238421424111_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this