Jacaylbaro Posted August 14, 2008 Waar niyow cidina kuguma afuufto ee adigaa isku afuufa oo miinada isku qarxiya ka dibna cabaada ........ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 14, 2008 Sixid: ....Ka dibna is difaaca! dheh. Cabaadku away? Soo diga arka meeshaan rag la maray! Foodley xiiqsan unbaa hebel macawistii buu laabtay markaad tidhaa sawiran amuuro dhacaya! iyo doob dareen dilay oo meesha ka buuxa. Nothing sexual really! Ninku waxba ma bi'ine gabadh irmaan unbaa u dhuumatay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 14, 2008 Ninku waxba ma bi'ine gabadh irmaan unbaa u dhuumatay! Bal waxaad ku hadlayso day ,,,, Actually dhibaato ma leh in la yidhaahdo but it depends how you say it ,,, Hooyaday way DHASHAY iyo way UMUSHAY is the same meaning but different way of saying ........ That is what i'm talking about ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 14, 2008 lol@gabadha irmaan baa u dhuumatey JB, odeyga ka har baan ku iri waryee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 14, 2008 AT&T, markan bada ka cabsiisay, Waxaas wax laga sheekeeyo maaha, I wasted my time reading it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 14, 2008 Wexee Dabshid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 14, 2008 ^^ Islaanta irmaan buu ka hadlayaa, hadey sheekadu ahaan laheed mid ugub ah cidna kuma dhahdeen waxani waa maxey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 14, 2008 Haday sheekadu ugub tahay, what is special about it. Arintani waxay ku dhacday nin darawl ka ahaa xafiis aan ka shaqeeyn jiray. I have sanitized the language taagaas! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 14, 2008 ^^ Saad aragtaba, sheekadu anigu waan ka helay ama ugub ha ahaato ama mid irmaan ha ahaato, balse dadka qaarkiis bey ugu baxdaa sheekooyinka ku socoto gabdhaha ugubka ah! I know wax jira inaad soo qoreyso oo qiso dhacdey ah. AT&T, since aad in badan joogtey Dirdhaba, waxaan maqley meeshaas waa la is qattaaraa oo sixirkaa ku badan si saa'id ah, maxaa ka jira bal hadaad wax yar yara taabato? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 14, 2008 Most of it is Myth. Of course, there was a time whenever I travel to Diredawa, my mom would do 'nabaadino-xidh' from a famous Sheekh. But, I encountered nothing. The practice has also reduced through time. There is myth that in Harar, Harari women make the man sit in the house with sixir. True, most husbands in Harar are inactive and usually in their homes. But I think it has to do with the life in the area. It was extremely comfortable; with fruits of all types in the garden's of every family. Also the effect of 'Qat'. Arimahaas mooye meeshu waa melting pot. Somali, Oromo, Carab, Talyaani, Greek, Axmaaro, Harari's (adari) waa la buuxaa. Waana meel ninkii ilaahay haleeyey u roon!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 14, 2008 Haa sheekoooyinka soo wad, waama sheeka dhici karta, lskiin maxaa ku dhacay oo ay la qaylisay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 14, 2008 Iskiin wa ayo? Dabka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 14, 2008 Laakiin,lol, typo, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 14, 2008 AT&T, dhowr jeer aan halkaa tagey Dirdhaba dadka unbaa igu yiraahdo waa la is qattaariyee is ilaali, sheydaanka unbaan iska naaraa anoo Aishawara socdo iyo Jaziira, Jungal Hotel baa anoo habeen ka casheenaya mid isoo dul istaagey, hadana iga jeedsadey intuu wajiga wagagac igu siiyey, waxaaba la igu yiri ninkaas wuu ku qattaarey ee si aad iskaga reebto waxaad u tagtaa kuwa dadka un-qattaar gareeyo, yaab anigii, halkii baan Tabaaraka iyo Alamtara isku asqeeyey dhibna maan arag. Dadka waxyaala daran bey aaminaan. Cadariyiinta Harar waa laga qeeliyey sxb, nimankoodu waa wada mariil aan guryaha ka bixin, gabdho qureexoodaa ka daran wax kasta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted August 14, 2008 DABSHID- Qorigaan Keebka hayaayoo inaad mid toosh ku shiday baan mooday. ISkiin gabadh baan mooday. Nune Adarida gabdahooduu waad aragtay quruxdooda. Ragooduna waa useless qayila. Markaa Somaalidii soo qaxday 1990s ayaa Islaanimo intay ugu soo gabadeen eber ka dhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites