Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo si toos ah u howl galay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Shir ay isugu yimaadeen Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya uu dhawaan Magacaabay Wasiirka Ganacsiga Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay in guddiga si deg deg ah u howl bilaabaan.

Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga shir ay yeesheen ayey uga wada hadleen sidii loo dar dar galin lahaa howlaha shaqo iyo waajibaadka horyaala, waxa ay sidoo kale guddiga kawada hadleen sidii loo dhisi lahaa maamul iyo nidaam hufan ay yeelato Rugta Ganacsiga.

ganacsi-1-1.png

ganacsi-2-1-768x422-1.png

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this