Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cirro Oo Ku Waajahan Gobollada Sool Iyo Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefti Balaadhan oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta safar ugu Ambabaxay Gobollada Sool iyo Sanaag ee Bariga Somaliland.

Guddoomiyaha ayaa isla maanta ka soo laabtay socdaal uu muddo ugu maqnaa dalalka Jabuuti iyo Kenya waxaanu socdaalkiisu daarran yahay wacyigelinta diwaangelinta qaadashada Kaadhka codbixinta oo ka bilaamay Sool iyo Sanaag.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa qayb libaax ka qaatay wacyigelinta diwaangelinta codbixiyeyaasha intii ay socotay diwaangelintu waxaanu socdaal balaadhan ku maray gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this