gooni Posted January 9, 2021 Usc waan idin daba galaynaa walaalayaal wixii aad noo tuurtaana waa qaadaynaynaa idinla tartami mayno waana ku farxaynaa ninkii idinka soo baxa. Fasiraadda hadalkiisu waa intaas marka laga reebo suuraha iyo faanka. Su'aashu waxay tahay nimankan uu sharaxayo ma yihiin kuwii samankii aadan cadde joogay oo kale.? Aragtidayda Siyaasadda puntland waa isbaaro qaran, qabiilna kama tanaasuli karaan waligood, gaal kacyo waxaa ka dhisnaanaya labo madaxtooyo. Waxa kaliya oo ay doonayaan inay usc caqligooda ku ciyaaraan, maadaama ay isu haystaan inay ka caqli badan yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites