Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Ingariiska Oo Safiir Cusub U Magacawday Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London)-Dowladda Britain ayaa badashay safiirkeedii Soomaaliya Amb, Ben Fender iyadoo soo magacaawday safiir cusub oo noqoneysa haweeney lagu magacaabo  Kate Foster

Safiirkan cusub Kate Foster ayaa lagu waddaa inay  si rasmi ah xafiiska ula wareegto bisha February ee sannadkan.

Amb, Ben Fender waxaa ay Soomaaliya u soo magacaawday 30-kii Bishii January ee sannadkii 2019-kii, waxaana Soomaaliya uu ka Shaqeeynayay  ku dhawaad laba sannadood.

Dowladda Britain ayaa safiirkeedan cusub waxaa ay noqoneysaa haweeneydii labaad oo safiir uga noqonta Soomaaliya laga soo bilaabo tan iyo 2012.

Baritan waxaa ay ka mid tahay dowladda taageerra Soomaaliya saameynta weynna ku leh siyaasadda dalka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this