man_in_malaysia Posted August 22, 2006 you see i drive my car to everywhere i like to go..lakiin ppl and wadanki are lost wey dhumen xag dhaqan iyo xag walba ..most of them are insane ..loooool xafadeydi holwadag BARXADA "biya aarow" gurya ayaa laga dhistay ...lool dadka marke shekesanayaan xaqiqda wax ku saleesan maka hadlaan ..MALO ayey ka hadlaan ..marki igu danbeesay aan maqaayad fadhiistay ppl waxey ku murmayeen HIV daawa ayuu leyahay lakin AIDS daawa malaha ...kkk...ppl are too nerves and impatient , if you live outside of somalia they are more intrest in you ..qaf walbana waxey rabtaa in ay ku barato..ALL MY PPL waxey u bahanyihiin dhaqan celin , wadanki wuxu u bahanyahay dhismo ....i hate living in QURBO .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 23, 2006 Xamar maa joogtaa? Dadka inay buufis qabaan ma aragtay, kaaga sii darane adigee kuu maleynayaan inaan fiyooween. Ninba tiisa ayaa heysato. Nooga soo waran Xamar see tahay, sawirana kasoo qaad hadaa awoodid and share with us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 23, 2006 Brother Malaysia, give us the low down. Tell us more. Pictures, stories. Quote Share this post Link to post Share on other sites
man_in_malaysia Posted August 23, 2006 i will try my best saxibyaal...sawirada mugdishu ... the only condition i see around is ..DADKA WEY SIMAN YIHIIN QAF QAF KU XAD KUDBI KARTA MA JIRTA..hub aya bEesheeda leedahay IS OVER...is like hadii ad degentahay KAARAAN ee caawa balan ku leedahay shaneemo SOMALI cabsi la,aan YOU CAN GO SHANEEMO SOMALI WITH YOUR GIRL... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted August 23, 2006 Shaleemo with your girl? Are you sure you are in Mogadishu? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 23, 2006 ^^^ Micnaha hadalka wuxuu ka wadaa meel kasta ayaad mari kartaa bilaa cabsi shaneema kama aheyn. Xamar waa is badashey, around me I see so many people booknig flights to Xamar, I will just wait little bit, ha iiga soo sheekeeyaan, already warka waaba la igu soo qufey laakin more aan rabaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamilah Posted August 24, 2006 Originally posted by Sophist: Shaleemo with your girl? Are you sure you are in Mogadishu? If watching the world cup is a capital offence, imagine what sort of punishment "Shaleemo with your girl" can attract. I'd be careful if I were Mr Malaysia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 24, 2006 Waraa Nuune, Maryan Mursal Ciise already is in Xamar xataa nooh. Waxee tiri inay fan kusoo bandhigto Xamar ayee jeclaan lahayd, ar maskiinta wey riyooneysaa. Markii Xamar nabad ka dhacdayna ruwaayad, aroos weyn oo is dhexgal, shaneemo aad iyo wax kale mala dhigi karo, markii waxaas la dhigi jirayna nabad ma jirin. Soomaali waa habaaran yihiin runtii. Sophist, the guy said 'you can go Shaneemo Soomaali with your girl.' Yacni Shaneemo Soomaali ayaa nabad ka jirto, oo ku taalay dagaalada ka bacdi meesha ugu nabad daran. See camal, Shaneemo Soomaali oo kamid ahayd shaneemooyinkii ugu horeeye Xamar laga furo. Abkoow Uunlaaye ayaaba lahaan jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
man_in_malaysia Posted August 24, 2006 ABKOOW UUNLAAY KKKKKKKKKKKKKKK.SHANEEMO SOMALIA WAXA KALA JEEDA NABADA.....GUYS HEESTA MAKA XAAJI BANADIR "BACDAA DHUQQSOO" MA FIIRSATEEN AMA MA DHAGESTEEN..IT IS INTREST ..I TRIED TO UPLOAD ..LAKIN I CANT ..u can search through internet Xamar cadeey..i am ok now magalada wala qabsaday..dhinaceyga aya ka qeeliya maqayadaha marka la fadhiya...habeenkina SHUKAANSI OVER TELEPHONE LINES..what the admirable city.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted August 24, 2006 I heard this telephone shukaansi is very popular and you don't even have to know who you are calling. Waxaa la dhahaa "Ku Nasiibso" meaning "try your luck" which means you call any number in Muqdisho and if a female answers you have your date provided she is willing to talk to you and doesn't hang up on you. My mother ignored my telephone calls few times before when I called her during evenings in Muqdisho. Her explanation was that I should have called the usual times she expected to recieve calls from me to avoid other callers from the city who are looking for women to seduce. Very funny. Quote Share this post Link to post Share on other sites