Nephissa Posted October 26, 2007 Originally posted by Faarax-Brawn: Ooo Waxan idin lehya, Ma aniga keliya la yaaban nimanka labis xumadooda? Siiba midka ookiyalaha steve Urkel xiran(oo taqsinta bakera la eg ku faanayo ) iyo midka faraha dhadher oo cimamada madow..War hadaan gadaal ufiiriye, dhamantod isma dhaaman, Yaa ii fiiriyaa,Waa wada reer woqoyi Ar unukaa walax aragnay!!! Waraa FB iska deey nooh afartaan xabo oo qoriga la shiday u eg masaakiinta. Dadka dhan adi camal inay bushimo gaduudan yihiin oo dhal dhalaalaayaan maa u mudeee? Unukaa walaxa aragnay iyo nis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 28, 2007 Originally posted by Nephthys: quote:Originally posted by Faarax-Brawn: Ooo Waxan idin lehya, Ma aniga keliya la yaaban nimanka labis xumadooda? Siiba midka ookiyalaha steve Urkel xiran(oo taqsinta bakera la eg ku faanayo ) iyo midka faraha dhadher oo cimamada madow..War hadaan gadaal ufiiriye, dhamantod isma dhaaman, Yaa ii fiiriyaa,Waa wada reer woqoyi Ar unukaa walax aragnay!!! Waraa FB iska deey nooh afartaan xabo oo qoriga la shiday u eg masaakiinta. Dadka dhan adi camal inay bushimo gaduudan yihiin oo dhal dhalaalaayaan maa u mudeee? Unukaa walaxa aragnay iyo nis. Adiga, mafiyoobid LOL Paragon,LOL@ Awowgiin la Janeee Quote Share this post Link to post Share on other sites