N.O.R.F Posted October 9, 2007 Originally posted by Paragon: Check out. Some heavy duty chewing. Crazy stuff. LoooL, xanjada LoooL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 10, 2007 iyo xirtiis Biljam degan oo qayilaayo. Camankiis see ugu kuusanyihiin ayaaba i dishay. Waa wareey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted October 25, 2007 In da marfiish... Mirqaan at its best Addunyada wareegtiyo Ifka waxa ku nool dumar..... Adaan ka wareeystaa Inaan weli ku jeclahay weydi dadka ba qaar.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 25, 2007 ^^Gediidoow, the video is smashing lol. I like it. Classic Giriig. This is a song I sing to myself often - not 'cos of mirqaan or anything. But for the lady I once had and lost...Aduunyooy! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 25, 2007 Bahalka aragiisa baanba ku murqaamay! way Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 25, 2007 ^^Lol, Dabshid. Lol@aragiisa . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 25, 2007 bahalka mudo isma sawirin? maybe I should pay a visit my friend JC in Hargaisa. Dhoodaan rocks, he is funny fellow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 25, 2007 ^^Dhoodaan is hilarious. -Waxaa tahay macaaniyo qadhaad laysku daray Ama caana qaad iyo basbaas ay ku kariyeene Daganaanta laafyaha markaad jagac ka siineeyso Buskuleeti nimaan fuushanayn ku gaari karimahaye Lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 25, 2007 Originally posted by Dabshid: Bahalka aragiisa baanba ku murqaamay! way Khudaadi(muqayil)weynaaday iga dheh. Ooo Waxan idin lehya, Ma aniga keliya la yaaban nimanka labis xumadooda? Siiba midka ookiyalaha steve Urkel xiran(oo taqsinta bakera la eg ku faanayo ) iyo midka faraha dhadher oo cimamada madow..War hadaan gadaal ufiiriye, dhamantod isma dhaaman, Yaa ii fiiriyaa,Waa wada reer woqoyi Ar unukaa walax aragnay!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted October 25, 2007 Faraax, Kool Cat is our local fashion police unless you want to join her but just make sure if you decide to take on that task in aad gacanta bidix ka "lafayoodid" Dabshid Niyaadda ka mirqaan Paragon The song waxa iska lahaa AUN Ahmed Gacayte and not Girrig. Classic Juba song.Check the guy in the glasses sitting next to the singer,brother fadhi ku ciyaar weynadeen waaye. Enjoy Daruuraha Hilaaciyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 25, 2007 Waxaan ka gartey meesha Haybe Laambad, Basbaab, Faisal Cumar Mushteek, iyo Boon xirsi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 25, 2007 Originally posted by Gediid: Faraax, Kool Cat is our local fashion police unless you want to join her but just make sure if you decide to take on that task in aad gacanta bidix ka "lafayoodid" Igu Halee inaa laafyooda Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 26, 2007 Mirqaan is not ME. To hell with it. Originally posted by Gediid: Paragon The song waxa iska lahaa AUN Ahmed Gacayte and not Girrig. [/url] [/QB] Gediid check. I love this song Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 26, 2007 Gediid, thanks for the correction. I always thought it was Giriig. Good to know. Caamir, Lol@Saaxibadabaa sida siigada sanka kaa galayee! PS: Alla maxay rag aan ogsoonahay fidhiyaan caawa . Awoowgiin la janney (as Faarax Brown's grandad would say). Quote Share this post Link to post Share on other sites