Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo Joojiyey Doorasho Gaalkacyo Lagu Qaban Lahaa

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa amar ku bixiyey joojinta doorasho ay qabsanrabeen dad barakayaal ah oo ku sugan Gaalkacyo, sida lagu cadeeyey qoraal uu soo saara guddomiyaha.

Halkaan Ka Akhriso

1-48.jpg?resize=1000%2C1288&ssl=1

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this